Waxaa maalintii Sadexaad ka socda Degmada Doolow shirkii Samatabixinta Jubbaland”Sawiro”

Shire colay

Waxaa Degmada Doolow ee Gobolka Gedo kasocda Maalintii Sadexaad Shirkii looga tashanayey Ayaahaa Muumulka Jubbaland.

Shirkaan ayaa waxaa kasoo qayb galay Xildhibaano gaaraya 20 iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Waxaa kaloo shirkaan ka qayb galay waxgarad odayaal dumar iyo qaybaha kale ee Bulshada.

Shirkaan gaba gabadiisa ayaa waxaa lafilayaa in laga soo saaro war saxaafadadeed.

Wararkena dambe kala socda warar dheerad ah

Dolow

 

Shire colay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.