Akhriso:Shirkii kismaayo oo War-murtiyeed laga soo saaray lagula Dagaalamayo Shacabka iyo dowlada Soomaliya

Shirkii maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka jubada Hoose ayaa maanta la soo gaba-gabeeyay waxaana laga soo saaray War-murtiyeed lagu cadeeyay qodobadii lagu heshiiyay.
Hogaamiyaasha ayaa sameystay Gole ay ku mideysan yihiin waxayna Gudoomiye u doorteen Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas waxaana sidoo kale Gudoomiye ku xigeyn u doorteen Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.
Hoos ka aqriso War-murtiyeedka Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.