Taliyaha Hay’adda Socdaalka oo Maanta gaaray Magaalada Boosaaso”Sawiro”

Agaasimaha guud ee HSJ Col. Kofi iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray  Magaalada Boosaaso ayaa kormeer ku sameeyey howlaha socdaalka ka socda airporka caalamiga ah ee Boosaaso,  wuxuuna halkaas kula kulmay saraakiisha iyo shaqaalaha socdaalka ee ka howlgala airporka Boosaaso oo ka mid ah garoomada ugu casrisan ee dalka ku yaala.
Waxaana uu Agaasimaha ku ammaanay shaqaalaha socdaalka ee ka howlgala airporka Boosaaso howlaha muhiimka ah ee ay u hayaan bulshada isaga oo kula dardaarmay ilaalinta sharciga iyo amniga dalka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.