Madaxwayne Gaas oo Ku guul daraystay Amaanka Puntalnd iyo Weerar kale oo lagu qaaday Boosaaso

gaas

Madaxwaynaha Puntland iyo dowladiisa ayaa ku guul daraystay inay wax kaqabtaan amaanka magaalada Boosaaso taas oo ay kadhacaan dilal iyo weeraro joogta ah oo lagu hayo Madaxda iyo shacabka Puntland.

Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar ku Qaaday fariisin Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ay ku leeyihiin Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Weerarkaan ayaa sigaar ah waxa uu uga dhacay Koontoroolka laga soo galo Magaalada Boosaaso ayaa waxaa dhacay dagaal mudo kooban socday siday oo dhaxeeyey ciidamada Puntaland iyo Alshababs.

Inta la xaqiijiyay dagaalkaas ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa 4 ruux halka Sagaal kale ay ku dhaawacmeen kuwaas oo isugu jira Shacab iyo Ciidamo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.