Madaxweyne Xaaf”waxaan ka badbaaday Qorshe ay igu xiri laheyd Dowladda Federaalka

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug  Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay ka hadlay Shirka Madaxda Maamul Goboolleedyada uga furmay Magaalada Kismaayo ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day Ciidamada Milatariga iyo kuwa Nabad Sugidda Soomaaliya ay ku damceen in ay Xiraan.
“Ciidamadii Milatariga iyo nabad Sugidda Soomaaliya ayaa la ii soo adeegsaday in ay igu xiraan cadaado,laakiin Nasiib wanaag waan ka badbaaday taasna waxaa ay Muujineysaa Weerarka ay nagu soo qaaday Dowladda Federaalka”ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.