Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo Baarlamaanka ka dalbaday in ay Ansixiyaan Sharciga la dagaalanka Musuq Maasuqa

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Soomaaliya xasan Cali Kheyrre oo Xalay ka hadlay Munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu Horyaallo Sharciga la dagaalanka Musuq Maasuqa,waxaana uu ka codsaday Xildhibaanada Golaha Shacabka in ay Sharcigaas meel mariyaan.
Ra’iisul Wasaare Kheyrre ayaa sheegay in Xukumaddiisu ay la dagaalami doonto Musuq Maasuqa islamarkaana ay dar dar gelin doonto la dagaalanka Musuq Maasuqa.
Soomaaliya ayaa lagu diriyaa Dalalka Safka hore uga jira Wadamada uu Ragaadiyay Musuq Maasuqa,waxaana Dowladda Federaalka ee uu Hogaamiyo Madaxweyne farmaajo ay sheegtay in Musuq Maasuqa ay la dagaalami doonto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.