Shirkii Maamul Goboleedyada oo ka Furmay Kismaayo iyo Warbaahinta oo xayiraad lasaaray”Sawiro”

Waxaa Magaalo xeebeedka Kismaayo Ka furmay Shirkii uu kubaaqay Madaxwaynaha Jubbaland axmed madoobe oo ay ka qayb galeen Maamul goboleedyada, shirkaan ayaa ah shir aan la aqoon ujeedka loo qabtay iyo waxa kasoo baxaya lakiin sida uu sheegay madaxwaynaha Jubbland Axmed Madoobe waxaa weeye shir markuu dhamaado war ay ku farxaan shacabka Soomaliyeed ay kasoo baxaan.

Shirkaan ayaa waxaa laga hor istaagay warbaahinta madaxbanan inay war ka tabiyaan sida ay sheegeen wasaaradaha Warfaafinta Jubbaland.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah

kis

kis

kisma

kismayo

kismayo

kis

kis

kis

kis

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.