Daawo:Ciyaarihii Kubada Cagta ee kasocday Magalada Garbahaarey ayaa lasoo gabagabeeyey

garbo

Waxaa magaalada Garbaharey lagu soo gabagabeyay Tartan Kubada Cagta oo loo qabtay Kooxaha Heerka Goobaad oo ka dhisan 16 koxood. gabagabda Tartanka ayaa waxaa isku yimid S, y, l Team iyo Hormuud Team, ugu Danbeytii ayaa Tartanka waxaa ku guulestay Kooxda Hormuud. Tartanka Kubada Cagta ayaa wax uu is dhexgal u yahay Dhalinyarada oo ka qeyb qaadan karto Falalka Amiga lid ku ah. Waa Sanadkii labad oo Tartan nocaan oo Kala ah ay ku qabatay Wasaarada Dhalinyrada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.