Dhageyso:Xaaf Dowlada Soomaliyey cadowga la dagaalama oo anaka nadaaya

xaaf

Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta gaaray Magaalada Kismaayo si uu uga qayb galo Shirka Maamul goboleedyada ee ka furmaya Kismaayo ayaa ugu horayn uga mahadceliyey Madaxda Jubbaland si wanagsan ee ay ugu soo dhaweeyeen Magaalad kismaayo.

Xaaf aya sheegay inuu jiro dagaal cidiyaha hoostiisa ah waxuuna dowlada Soomaliya ka codsaday inay cadowga Soomaliyeed ladagaalamaan oo iyaka daayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.