Daawo:Madaxwayne Gaas oo ka hadlay mahiimada shirka Kismaayo iyo Madaxwayne Kuxigeenka Puntland oo aan ku qancin Shirka Kismaayo

gaas

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu ka hadlaya ahmiyada shirka ka furmaya kismaayo ay u leeyihiin Maamul gobaleedayada dalka, waxuuna sheegay in shirka uusan ahayn waxa lasheegayo ee in dowlada lagu mucaaradayo.

Madaxwayne Gaas ayaa sheegay in shirka looga hadlayo arimaha qaranka ee socda sida arimaha Dastuurka, awood qaybsiga iyo qayraadka dalka. shirkaan waxaa Kasoo horjeestay Madaxwaynahe Kuxigeenka Puntland Camey asagoo sheegay inuusan cadayn ujeedka laga lee yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.