Madaxwayanaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Lagu soo dhaweeyey Kismaayo”Sawiro”

kismay

Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo Soo Gaarey Wafdi Uu Hogaaminaayey Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya Shariif Xasan Sh/Aadan Waxaana Soo Dhaweyntiisa Ka Qeyb-qaatey Madaxda Ugu Sareyso Jubaland Iyo Qeybaha Kala Duwan e Bulshada Jubaland.

Madaxwayne Shiiq Shariif iyo waftigiisa ayaa ka qeyb galaya shirka madaxda Maamul Goboleedyada uu casimaadiisu leeyahay Madaxweynaha Jubbaland axmed Madoobe.
Hoos kadaawo masawiradan wa soo qaaday wariye saree Maxamed Kaasim
kisma

kism

kismay

kismay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.