Daawo:Axmed Madoobe oo sheegay Shirka inuu yahay mid Abshir ah ee yaan la Sharaysan

kismay

Madaxweynaha koofurgalbeed Somaliya oo soo gaaray Magalada Kismayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka caalamiga ah ee Magalada Kismayo.

Masuuliyiinta ugu sareysa Mamulka Jubalnd oo uu horkacayo Madaxweynaha Mamulka Jubalnd Axmed Maxamed Islam iyo dadweyne aad u tira badan kooxaha fanaaniiiinta jubalnd ayaa si wada jir ah u soo dhweysay Wafdiga Uu Hogaaminayey Madaxweynaha Mamulka Koonfur Galbeed Simaliya Shariif Xasan Sheikh Adan.

Madaxweynaha Jubaland ayaa faahfaahiyey ajandaha Shirka ka furmi doona Magalada Kismayo ”Shirkaan ma noqonayo shir ka horimaanayo jiritaanka dowlada faderalka Somaliya waxa looga hadli doonaa danaha Umada Somaliyed dadka sida qaldan u turjuntay shirka waxan dhihi lahaa shirkaan waa wada tashi u furan Mamulada Dalka.

Ugu danbeyntii waxaa hadalka qaatay Madaxweynaha Konfurgalbed Somaliya Shariif Xsan Sheikh Aadan Wxana uu ka mahadceliyey sida diiran ee looogu soo dhaweeyey Magalada Kismayo.

Ugu danbeyntii waxaa hadalka qaatay Madaxweynaha Konfurgalbed Somaliya Shariif Xsan Sheikh Aadan Wxana uu ka mahadceliyey sida diiran ee looogu soo dhaweeyey Magalada Kismayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.