Daawo:Wasiirka Beeraha Somaliya iyoTurkiga oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi

jamaal

Wasiirka Beeraha Somaaliya Saciid Xuseen Ciid iyo wasiirka Beeraha Turkiga Dr. Ahmed Eşref ayaa kala saxiixday heshiis ku saabnsan wax soo soorka Soomaaliya gaar ahaan sidii loo kobcin lahaa qudaaarta laga soo saaro dalkeena.

Qodobada muhiimka ah ee ku jira heshiiska ayaa waxaa ka mid ah sidii ganacsiga wax soo saark beeraha ay iska kaashadaan labada dal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.