Dhageyso:Bulshada Kusugan Deegaanka Lajiidle oo dhexeysa Balanbal iyo Xerrale ayaa kacabanaya Xaalad Bini’aadnimo oo soo wajahdey

abaar

Deegaanka Lajiide oo udhexeeya Magaalooyinka Balanballe iyo Xeraale ee gobalka Galgaduud oo ay kunool yihiin 650 Qoys oo iskugu jira dad Abaartu soo barakicisay iyo kuwo kusoo barakacay dagaaladii bilo ka hor kadhacay Xeraale ayaa ka cabanaya Xaalad Bini’aadnimo oo soo wajahdey.

Qaar kamid ah Bulshada kunool deegaanka Lajiide oo la soo xiriiray Radio Daljir ayaa sheegay in aysan haysanin Biyo iyo Baad toona waxaa ay sheegeen in fuustada Biyaha ah ay ugu timaado Boqol kun oo Shilinka Soomaaliga ah.

Dhanka kale waxaa ay sheegeen iyadoo lagu jiro xili Roobaad Dayrta dadka ka soo barakacay Xeraale aysan haysan meel ay gabaad uga dhigtaan Dhibicda roobka iyo Qoraxda

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa waraystay
00252615992659 Siyool oo kunool deegaanka la jeede

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.