Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

galmudg

Xildhibanadii Gaaray Caadaado oo Fashil ku Yimid Kadib markii la ogaaday inay yihiin Ururka Daljir iyo Damjadiid

27th September 2017 admin 0

Xarunta Ku meel Gaarka ah ee maamulka Galmudug ee Cadaado waxaa Saakay Gaaray qaar kamida Labada Aqal ee Dowlada Soomaliya ee Laga soo Doortay magaalada […]

Maalinta Dalxiisa Aduunka Oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay {SAWIRO}

27th September 2017 admin 0

Magaalada Muqdisho Maanta waxaa Lagu qabtay Barnaamij Ku saabsan Maalinta Dalxiiska aduunka iyadoona ay ka qayb galeen Madax ka Tirsan Dowlada soomaaliya. Barnaamijkaan oo Ku […]

xildhibaano ka tirsan labada gole oo kulan la qaatay xaaf

27th September 2017 admin 0

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare iyo Golaha shacabka oo Cadaado u tagay dhex dhexaadinta Madaxda Galmudug ayaa xilligan kulan albaabada u xiran yihiin la leh […]

deg

War deg deg ah-: Koox hubeysan oo goor-dhaw Labo Qof ku dilay degmada Xamar-weyne.

27th September 2017 admin 0

Ugu yaraan Labo qof ayaa ku dhintay hal qof oo kalane waa  ku dhaawacmay kadib markii Koox hubeysan ay rasaas ku furtay Gaari ay Leedahay […]

xaaf

Xaaf ayaa sheegay inuu madaxwaynaha galmudug yahay

27th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Xildhibano ka Tirsan baarlamaanka Galmudug ay shegeen in xilkii ka qaadeen ayaa ka soo horjeestay Xil ka qaadista […]

axmed madoobe

Daawo:Ururka Bulshada jubbaland ayaa soo dhaweeyey go’aankii Madaxwyanah Jubbaland

27th September 2017 admin 0
No Image

Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee barlamanka oo gaadhay Magaalada Cadaado

27th September 2017 admin 0

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo isugu jira Labada Aqal ayaa Goor dhow ka Dhoofay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho,waxaana ay ku siijeedaa Magaalada Cadaado […]

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo War saxaafadeed ka soo saartay xiisada Galmudug (Akhriso)

27th September 2017 admin 0

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay xaalada siyaasadeed iyo amni ee ka jirta magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug. War […]

No Image

Madaxweynaha Hirshabelle oo ku baaqay in wax laga qabto Xiisadda Galmudug

27th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xiisadda Siyaasadeed ee ka dhex jirta Maamulka Galmudug,waxaana uu ku baaqay in Xal […]

xasan cali kheyre oo la kulmay Senetor Al Franken

27th September 2017 admin 0

Senetor Al Franken oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga ee dalka Maraykanka isla markaana laga soo doorto gobolke Minnesota ee Soomaalidu ku badan tahay ayaa Washington […]

No Image

maamulka Galmudug oo War ka soo saartay Xiisadda Siyaasadeed ee ka jirta Galmudug

27th September 2017 admin 0

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu Cambaareeyay fal ay ku sheegeen inuu yahay mid Fashilmay oo lagu sheegay in Xildhibaanno ka tirsan […]

No Image

Wax ka ogow shirkii udhaxeeyey wasiirka maaliyad iyo wasiirada maamul goboleedyada

27th September 2017 admin 0

Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda Soomaliya C/raxamaan Xuseen Ducaale Bayle oo ay wehliyaan Wasiiradda Maaliyadda Maamul Goboleedyada ay ka mid yihiin Galmudug,Jubaland,iyo KoonfurGalbeed ayaa gaarey […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaaliya oo si heer sare ah Loogu soo dhaweeyey Dalka Sacuudiga

26th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia mudane Mohamed A. Farmajo oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey magaalada Jiddah ee dalka Sacuudi Carabiya halkaas oo ay […]

hilaal

Daawo:Wasiir Ku Xigeenka Macdanta Iyo Batroolka Dowlada Somaaliya Mohamud Abdikadir-Hilaal Ayaa Xafiiskiiska Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Dowlada Norwey.

26th September 2017 admin 0

Wasiir Ku Xigeenka Macdanta Iyo Batroolka Dowlada Somaaliya Mohamud Abdikadir-Hilaal Ayaa Maanta Xafiiskiiska Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Dowlada Norwey, waxaana kulankaan ka qayb galay […]

No Image

Daawo:Baraalamanka Galmudug oo xilka kaqaaday Xaaf, waxaana xilka sii haynaya madaxwayne kuxigeenka Galmudug

26th September 2017 admin 0

Xildhibaanada Maamulka Galmudug ayaa goor-dhaw ku dhawaaqay in ay Xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” Ka dib kulan ay ku yeesheen Magaalada […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes