Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

Dagaalyahanada Kenyaatiga oo Isaga Baxaya Xarakada Al-shabaab

6th September 2017 admin 0

Tiro kamid dagaalyahanada kenyatiga ee ka barbar dagaalama Xarakada Al shabaab ayaa doonaya in dalkooda Kenya ay dib ugu laabtaan kadib muran soo kala dhex […]

deg

Al-Shabaab oo Afar qof ku Gowracay Gobalka Lamu ee Dalka Kenya.

6th September 2017 admin 0

Dagaalamayaasha Al-shabaab ee ka dagaalama Kenya ayaa la sheegay in deegaanka Lamu ay ku Gowraceen ilaa Afar qof oo u dhashay Dalka Kenya sida ay […]

golaha wasiirada xukumada fedraalka oo hada shir uga socda xaruunta madaxtooyada

6th September 2017 admin 0

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah yeelanaya shir deg deg ah, iyadoo Wasiirada lagu wargeliyay in shirka isugu yimaadaan 10-ka subaxnimo ee […]

Dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Buur-hakaba.

6th September 2017 admin 0

Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay degmada Buur-hakaba ee gobalka Baay. Wararka aan ka heleyno […]

Wasaarada beeraha Somalia oo wado Qorsho lagu diiwaan gelinayo Hay’ada NGO-yada ee Howlgala Dalka

6th September 2017 admin 0

Maxamed cali xasan  wasiir ku xigeenka wasaarada beeraha ee xukuumada soomaaliya oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in ay wax ka qaban doonaan hey’adaha aan […]

No Image

Puntland oo balan qaaday in ay fulin doonto qodobadii lagu heshiiyo Shirka Gaalkacyo

6th September 2017 admin 0

Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar “Camey”Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay ka shaqeyaan Xasiloonida gobolka Mudug isagoo baaq u jeediyay […]

Al-Shabaab oo soo bandhigay Sawirrada weerarkii ay ka geesteen deegaanka Golweyn

6th September 2017 admin 0

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay Baahiyay Sawirrada weerarkii ay mdo lga joogo wax kabadan bil ay ku qaadeen Ciidamada Uganda ee ku sugnaa deegaanka […]

Amaanka Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle oo aad loo adkeeyay.

6th September 2017 admin 0

Amaanka Guud ahaan Magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabeelle sidoo kalane ah Xarunta gobalka Shabeelaha dhexe ayaa aad loo adkeeyay waxaana la geeyay Ciidamo dheeraad ah […]

Kulamada Golaha shacabka oo toddobaadka soo socda si rasmi ah u furmaya

6th September 2017 admin 0

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay in maalinta Sabtida oo ku beegan 9ka bisha September uu furmayo kulamada Baarlamaanka, si loo sii dar dargeliyo howlaha golaha […]

Warbixin:-Afartii Mageffe ee Dubai  & Ganacsatada Soomaalida ee dalka Isku taga Imaaraadka Carabta

5th September 2017 admin 0

Ganacsatada Soomaaliya ee Dubai ka keena badeecooyinka Kala duwan ayaa qaba dhibaatooyin Kala duwan oo ay Waqti kasta kala kulmaam Biyaha Bada marka ay isticmaalayaan […]

AMISOM oo la wareegtay Amaanka Hoolka doorashada Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle

5th September 2017 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Xaruta Maamulka Hirshabeelle ayaa soo sheegayo in maanta Ciidamada AMISOM si rasmi ah loogu wareejiyay ammaanka Hoolka Doorashada […]

No Image

Shirkii Xal u raadinta dagaal Beeleedka Gaalkacyo oo galay Maalintii labaad.

5th September 2017 admin 0

C/Xakiin Xaaji Cameey iyo Maxamed Xaashi Carabey oo ah Madaxweyne ku xigeenada Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta mar kale yeeshay kulan kale oo daba […]

Taliyihii qeybta booliska gobolka Nugaal oo diiday xil ka qaadistii lagu sameeyay

5th September 2017 admin 0

Taliyihii qeybta booliska gobolka Nugaal gaashaanle sare, Cabdirashiid Maxamuud Aw-xuseen, ayaa kasoo horjeestay wareegto xilkii looga qaaday laguna magacaabay taliye cusub. Gaashaanle sare, Cabdirashiid, oo […]

dowlada soomaaliya oo furtay bandhiga Wajiga 1aad ee Shaqo Abuurka  loogu sameynayo 1,000-ka Dhalinyaro oo ku nool gobolka banaadir

5th September 2017 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mdane Thaabit Cabdi Maxamed oo kahadlay Munaasabadan ayaa sheegay in dhalinyaradan 1,000 ay tahay farsadeeda ay ka faaiideysanayaan […]

War Deg Deg ah:- Wariye Maxamed Aweys Muudeey oo laga siidaayay Xabsi ku yaalla Itoobiya

5th September 2017 admin 0

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xabsi ku yaalla Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya […]

Posts pagination

« 1 … 24 25 26 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes