Al-Shabaab oo soo bandhigay Sawirrada weerarkii ay ka geesteen deegaanka Golweyn

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay Baahiyay Sawirrada weerarkii ay mdo lga joogo wax kabadan bil ay ku qaadeen Ciidamada Uganda ee ku sugnaa deegaanka Golweyn ee gobalka Shabeelaha Hoose weerarkaas oo ay ku dhinteen Ciidan badan oo u dhashay Dalka Uganda.

Weerarkii degaanka Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa dhacay Bishii July ee Sanadkaan Waxaana ay al-shabaab sheegeen in ay ku dileen 39 Askari oo u dhashay dalka Uganda, Dowladda Uganda oo ka hadashayna waxa ay Xaqiijisay in weerarkaas looga dilay 12 ka mid ah Ciidankeeda.

Sawirradda ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa waxaa ka muuqday Gawaari ka mid ah kuwa amisom

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.