Daawo Akhriso: Xildhibaanada Galmudug oo Eedeyn ujeediyey Senatarada iyo Xildhibanadii Cadaado Ka yimid

Xildhibaanada Galmudug ayaa Shir jaraa’id oo ay kuqabteenn Magaalada Cadaado waxay eedeyn dusha uga Tuureen Xildhibaanadii iyo Sanataradii kayimid Muqdisho oo kamid ahaayeen Cabdi Qaydiid, Mahad Salaad Fiqi,Buqaari.

 

Xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay in xildhinaanadaan yimid Cadaado inaysan ahayn dhex dhexaad ee ay yimaadaan inay garab siiyaan Xaaf qala laasana ka ridaan Galmudug, Xildhibanada Galmudug oo war saxaafadeed soo saaray ayaa waxaa u aqriyey Axmed Yuusuf oo kamida xildhibaanada Galmudug.

galmudg galmudg

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.