Daawo:Faysal Cali Waraabe ayaa Wasiir Cali Mareexaan Ku eedeeyey Inuu iibshay Guri Dowladu Leedahay iyo Cali Mareexaan oo Kajawaabay

faysal

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyey Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeenta Cali Xasan Cali Mareexaan inuu ku lug lahaa iibintii gurigii gudoomiyaha Gobolka Awdal.

Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan ayaa sheegay inaan waxba kajirin ee Faysal Cali waraabe rabo inaan siiyo dhul ay leedahay garoonka diyaradaha Hargaysa oo iigu yimid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.