GUDOOMIYAHA GOBALKA BANAADIR OO MAANTA SOO XIRAY BARNAAMIJKA ARAGTI WADAAGA CAASIMADA {SAWIRO}

Gudoomiyha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta Degmada Kaxda Ku Soo Gabagabeeyay Barnaamijka Hiigsiga Caasimada Muqdisho.

Barnaamijkaan oo ahaa barnaamij lagu aruurinaayey xogta aragtida dadweynaha 17da degmo ee Gobolka Banaadir.

Barnaamijkaa ayaa lagu qabtay dhamaan degmooyinka Gobalka Banaadir,Waxaana shacabka Degmooyinka Gobalka La waydiinaayay, Arima ay ka mid yihiin Maamulka Degmada ay ku sugan yihiin sida ay u arkaan shaqadiisa iyo Xariirka uu la leeyahay.

Waa Markii Ugu Horeeysay oo Barnaamij Nuucaan oo kaliya lagu qabto Magaalada Muqdisho, Kaas oo Fursad lagu siinayo Shacabka Muqdisho in ay Talooyin ka dhiibtaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.