Daawo:Wasiirka Amniga Soomaliya shacabka waa dac woodeen waa inaan lawaydiin Kararka aqoonsi

Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in aysan udul qaadan karin In shacabka Muqdisho lagu dhibaateeyo Kaararka aqoonsiga ee Dowlada, Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed isloow Ducaale oo Maanta ka Hor hadlayay shacabka Muqdisho qaar kood oo ka qayb gelayay Barnaamijka arigti wadaaga ee Muqdishaawi ayaa amarkaasi soo saaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.