Daawo:Wasiirka warfaafinta Jubaland oo Gacanta Bidixi Jabiyeen ilalada Axmed Madoobe ayaa ka qayb Galay Sagootin wafti Jubaland ah oo kusii jeeda Maraykanka

jubaland

Wasiirka Warfaafinta Jubaland Cabdinuur Cali oo Xaalad Caafimaad u Jooga Nairobi kadib markii ilaalada Axmed Madoobe Gacan kajabiyeen ayaa waxuu magalada Nairobi kaga Qayb galay Wafti isugu jira Wasiiro,Xildhibaano iyo Ganacsato kasoo jeeda Maamulka Jubbaland oo sagootin loogu sameeyey Maaalada nairobi ayakoo kusii jeeda dalka Maraykanka.

Waftigaan waxaa kamida Wasiirka xiriirka calaamiga ah Cismaan Fayruus Xaaji iyo Gudoomiyaha Rugta Ganasiga Jubaland Shaafi Raabi Kaahin iyo xubno kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.