Daawo:Raysawsaare Kuxigeenka,Duqa Mgaalada Muqdisho,G Aqalka Sarre iyo Wasiiro ka qayb galay araday Dhamaysatay waxbarshada J Jobkey

jobkey

Waxaa Magaalada Muqdisho xarunta Jaamacada Jobkey lagu qabtay xaflad balaaran oo loo qabtay arday dhameysatey waxbarshada Jaamacada JobKey waxaana kasoo qay Galay Raysawsaare Kuxigeenka Dalka Soomaliya Mahdi Axmed Guuled,Gudoomiyaha Gobolka Baandir Taabit, Gudoomiyaha aqalka Sare Cabdi xaashi Cabdulaahi iyo wasiiro.

Waxayna dhamaantood umahad celiyeen Jamacada iyo ardayda dadaalka ay Muujiyeen waxaana ugu dambayntii la gudoonsiiyey ardaydaas Shahaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.