War deg deg ah:Gudoonka Golaha Shacabka oo shaaciyay Magacyada Gudiga loo xil saaray Arinta Qalbi Dhagax.

deg

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa goor-dhaw looga dhawaaqay Magacyada Gudiga Golaha ay u saareen go’aankii ay Xukumada Soomaaliya ay C/kariin Shiikh Muuse “Qalbi Dhagax” loogu gacan giliyay Itoobiya.

Gudigaan ayaa ka kooban 15 Xubnood waxaana la sheegay in Golaha Shacabka ay warbixin ku soo celin doonaan 10-10-2017 Warbixintaas oo ku saabsan go’aanka Xukumadda Soomaaliya ay Qalbi Dhagax ugu wareejisay Itoobiya.

Kulanka Golaha Shacabka ayaa wali socda waxaana hada la galay Aqrinta Sharciyo kale oo ka soo gudbay Golaha Wasiirada Soomaaliya.

La soco wixii ku soo kordho

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.