Daawo:Raysal Wasaare Khayre oo sheegay in waxkasta oo wanaagsan dad baysan u muuqan karin

Raysawasaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa Booqday Akadeemiyada Cimiga Fanka iyo Suugaanta Soomaliya waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Raysawasaraha Gudoomiyaga Akadeemiyada cilimga iyo Fanka C/qaadir Xuseen Nuur ayaa Raysawsaraha uga warbixiyey shaqada ay qabto Akadeemiyada Cilmiga waxuuna ka Codsaday Dowlada Soomaliya inay gacan siiso Akaadimiayada si hawlihii loo dhisay ay u gudoto.

Raysawsaraha ayaa sheegay inaan ogalnahay mahiimada ay leedahay Akadeemiyadaha iyo sharafta ay leedahay inaan kuwada hadalo luqad aan anaku leenahay, Rasawasaha ayaa sheegay in dowladu wax wayn uqaban doonto akadeemiayada iyo sidii bushada soomaliyeed uga faa’idaysan lahayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.