Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo Goobta 5 Caruura oo isla dhashay Ku dhinteen

sayid

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland oo uu ka mid yahay Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa tagay Goobta ay Musiibadu ka dhacday oo Shan Carruur ah oo wada dhashay ay ku dhinteen Magaalada Kismaayo ka dib markii uu Dab qabsaday Guri ay ka daganaayeen Xaafad ka mida Magaalada Kismaayo.

Carruurta Gubatay ayaa Degenaa Xaafadda Farjano gaar ahaan Dalxiiska,waxaan halkaas ku nool Qoysas Barakacayaal,ah,iyadoo ay Xusid mudan tahay in Carruurta Gubatay ay ka mid ahaayeen Barakacayaasha ku nool Kismaayo Duleedkeeda.

.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.