Maqal iyo Muuqaal:Bulshada Baladxaawo oo hadal uusan jeclaysan kudhahay Axmed madoobe Madax fiican hadii lahelo Shacab fiican baa lahelaa

axmed

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa booqasho wuxuu ku tagay Magalada Baladxaawo ee gobolka Gedo waxuuna kulan la qaatay qaar kamida Bulshada Degmada Baladxaawo waxayna kawada arimo badan oo ay kamid yihiin xiririka xun oo ka dhaxeeya isaga iyo shacabka Gedo waxayna u sheegeen in Jubbaland inaysan lahayn Madax fiican.

Madaxwaynaha Jubbaland ayaa sheegay in Baladxaawo tahay Dakad loona baahan yahay in laga faa,idaysto anaabkana waa in laga shaqeeyaa, madaxwaynaha ayaa usheegay shacabka Baladxaawo in Kismaayo tahay meesha ugu amaanka badan Soomaliya sababtoo ah shacabka ayaa la shaqeeya laamaha amaanka.

Booqashadaan Madaxwaynaha Jubbaland ku yimid Baladxaawo ayaa imaanaysa xirirka u dhaxeeya Axmed Madoobe iyo Shacabka Jubbaland oo sii xumaanaya


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.