Dhagesyso:wareysi uu wariye maxamed qaasim caliwaxar la yeeshey gudoomiyaha degmada ceelwaaq ee gobolka gedo ibraahin guuleed aadan

kaasim

Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ayaa  Al-shabaab ay la Wareegeen Guud ahaan Gacan ku haynta Degmada Ceel-waaq ee Gobolkaasi,waxaana halkaasi isaga baxay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya, Alshabab aya Saacado kadib iskaga baxay Degmada Ceelwaaq.

 

Wariyaha Caalimaga Maxamed Qaasim Caliwaxar ayaa ka wareystey Gudoomiyaha degmada Ceelwaaq Ibraahim Guuleed aadan xaalka degmada Ceelwaaq iyo qasaarihii Al-shabab Ugeysteen, gudoomiyaha ayaa sheegay in Al shabab iskga baxeen Ceelwaaq  qasarana gesytee.

waxuu kaloo sheegay gudoomiyaha inay dowlada Soomaliya iyo Maamulka Jubbaland ka codsadeen inay gurmad iyo Ciidan usoo diraan lakiin ay dhagah ka fureysteen.

Hoos kadhaegyso Wareysiga

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.