DABAAL DEGYO KA SOCONAYA HIRSHABEELLE OO IDIL, KA DIB DOORASHADII UU KU GUULAYSTAY MADAXWAYNE WAARE.

Dabaal Degyo Ka Soconaya Hirshabeelle Oo Idil, Ka Dib Doorashadii Uu Ku Guulaystay Madaxwayne Waare.LIKE
Deegaanada Maamulka Hirshabeelle oo idil waxaa xiligaan ka soconaya Dabaal degyo xoogan oo ay wadaan Dadka degan deegaanada Maamulka Hirshabeelle, Kuwaas oo u dabaal degaya Ku guulaysiga Madaxwayne Waare.

Magaalooyinka Jowhar Beledwayne Balcad ceelmacaan Cadalle iyo Deegaanl Badan oo ka Tirsan Hirshabeelle ayaa waxaa laga maqlayaa Risaas Cul culus oo ay ridayaan ciidamada Dowlada iyo Kuwa Hirshabeelle.

Maxamed Cabdi waare ayaa daqiiqada Ka hor ku guulaytsay Xilka Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka hirshabeele, ka dib Doorasho uu la galay Ilaa iyo 7 musharax oo kale.

Hirshabeelle ayaa Maanta Wixii ka dambeeyay yeelan doonta Madaxwayna Bedela Cali cabdullaahi Cosoble oo dhawan xilkii ay ka qaadeen Xildhibaanada Maanta Dortay Madaxwayne Waare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.