War DEG DEG AH:.Madaxweynaha Hirshabeelle Oo La Doortay

waxaa madaxweynaha hirshabeelle loo doortay mudane maxamed cabdi waare. kaasoo la tartamayay ilaa sideed musharax oo isu soo taagay qabashada xilka madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabeelle waxaa madaxweynaha hirshabeelle loo doortay mudane maxamed cabdi waare. kaasoo la tartamayay ilaa sideed musharax oo isu soo taagay qabashada xilka madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabeelle

ugu danbeeyn ayaa waxa ku guuleeystay doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabeelle mudane. maxamed cabdi waare

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.