Degmada Luuq ayaa lagu qabtay Tobabar Lagu baranayo Dhaqanka

luuq

Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu qabtay Tobabar dhalinyarada ay ku baranayaa dhaqanka Soomaliyeed korna loogu qaadayo tayada iyo aqoonta dhalinyada ku nool degmada luuq waxaana tobabarkaan bixinaayey Abwaano iyo qabiiro ku xildheer Dhaqanka Soomaliya, waxaana aad usoom dhaweeyey dhalinyaradii ka qayb gashay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.