Daawo:Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle ayaa sheegay inuu si buuxda ugarab taagan yahay Dowlada Federaalka ah

Maxamed Cabdi Waare ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle doorshada markay soo gaba gabowdaya ayuu Khudbad Mahiim ah u jeediyey Shacabka iyo Madaxda Hirshabeele isagoo ugu horeyn umad celiyey qaabkii dorrahsdau udhacday iyo Musharaxiintii tartanka lagashay.

Madaxwaynaha Cusub Hirshabeele ayaa balad qaaday inuu wax ka qabanayo dhibaatooyinka kajira Hirshabeele si buuxdana ula shaqeynayo Dowlada fedraalka Soomaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.