Musharaxa Madxweyne ee MaamulkaHirshabeele Oo Maanta Gaarey Magalada Jowhar

hirsh

Magaalada Jowhar ee Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Hirshabeele waxaa kusoo qul qulaya musharaxiinta madaxwaynaha maamulka Hirshabele oo laqabanayo 16/09/2017, waxaanata magaalada Jowhar soo gaaray Musharax madawynaha Hirshabeele Cabdi Faarax laqanyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.