Maqal iyo Muuqaal:Maamulka Jubbaland oo ka hadlay dagaalkii kdhacay B/xaawo

jubba

Maamulka Jubbland ayaa ka hadlay weerarkii Al-shabaab kusoo qaadeen Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, wasiir kuxigeenka wasarada arimaha gudaha Jubbaland C/rixmana Maxamed xuseen ayaa sheegay in alshaba weerar kuqaadeen magaalada Baladxaawo ayakoo qasaaro badan u geysteen waxuuna ka tacsiyeeye dadkii kudhintay weerarkii kadhacay Baladxaawo.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.