Dagaal ka socda Gudaha Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

dagaal

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Galmudug ayaa sheegaya in Dagaal u dhexeeya labo Ciidan oo kawada tirsan Ciidmada Ammaanka Galmudug oo midkood Isbaaro dhigtay ayaa kasocda Goob kudhow Magaalada Cadaado.

Wararka ayaa sheegaya in ay jiraan Dad Shacab ah oo ku dhaawacmay Rasaasta ay isku adeegsanayaan Labada Dhinac,kuwaas oo la dhigay Isbitaalka Magaalada Cdaado, Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa qaadan Mushaar joogta ah sidfay sheegayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.