Daawo:Axmed Madoobe ayaa Ayaa Sheegey inuu Wax Ka Qaban Doono Arimaha Dhulalka Sida Uu sheegayo Wariye M Kassim

kaasim

Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed Ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Ayaa Sheegey In Maamulka Jubbaland Uu Wax Ka Qaban Doono Arimaha Dhinaca Dhulalka Oo ah Sida Uu Sheegey Caqabadda Inta Badan Haysato Shacabka Reer Jubbaland Gaar Ahaan Midka Magaalada Kismaayo.

Hoos Kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.