Ganacsade soomaaliyeed oo lagu dilay dalka south africa

August 16 (Gedo times) Burcad la rumeysan yahay in ay Koonfur Afrikaan yihiin ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku gubay Dukaankiisa oo ku yaalla magaalada Durban oo ka tirsan dalka Koonfur Afrika.

Weerarkan ayaa waxa uu dhacay fiidnimadii Isniintii xilli Dukaanka la weeraray uu shaqeynayay, burcada dilka geysatay ayaa Marxuumka ku amray in uu siiyo amaba uu sheego lacagta Dukaanka taalla.

Muran kadibna waxay ku shubeen shidaal (Patrol) ayay ku shubeen oo ay dab qabadsiiyeen, waxaana halkaasi ka soo gaaray dhaawac culus oo uu xalay u geeryooday

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.