Wasiirka Shaqada Hirshabeele oo kayaabsaday Bulshada kadib markuu amray inaysan hay;adaha Shaqaale qoran Karin ilaa ay nasoo Maraan

Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Maamul Goboleedka Hirshabeele Maxamuud shiiq Cali ayaa shir jaraa’id oo uu qabteywaxuu eedeyn usoo jeediyey Hay’adaha waxuuna ku amray inaysan shaqaale qoran karin inay soo marto wasarada Shaqalaha Mooyee.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.