Gudoomiyaha Gobolka Banadir oo furaybwado shacabka Muqdisho Dhib ku qabeen

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Wasiiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa saaka ku guuleystay in dib loo furo wadada isku xirta Isgoyska Shaqaalaha iyo Degmada hodan, taasoo in muddo ah u xirneyd Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in wadadan ay halbowle u tahay isu socodka qeybo ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay in wixii hada ka dambeeya ay furan tahay wadadaas.
Bulshada Gobolka Baadir ayaa soo dhaweeyey wadadaan dib loo furay.
wado
wado

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.