Maxaabiistii Kuxirnayad Hindiya oo qaar kamida Lagu Riday Xukun iyo Ganaax sida uu dhigayey Heshiiska

yusuf

Wararka aan ka helayno dalka India ayaa sheegaya in Maxaabiista Soomaaliya ee ku xirnayd India 26 ka mid ah lagu xukumay min 7 sano oo xarig ah iyo ganaax. Hore ayaa waxaa ay isla maxkamaddaasi xukun ku riday Maxaabiis kale .

Soomaaliya iyo India ayaa heshiis horey ugaaray oo ahaa in maxaabbiistaas lagu soo celinayo dalkooda ka dib markii Laxukumo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.