Dhagesyso:Munaasabad kusaabsanayd Naasnuujinta oo soo qaban qaabiyeen ururka SORDA ayaa kadhacaday Caabudwaaq

sorda

Munaasabad ku saabsaneed Dabbaal-dagga Asbuuca Naasnuujinta aduunka ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud, Munaasabadaan oo uu soo qaban qaabiyay NGO-ga SORDA ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin katirsan maamulka degmada Caabudwaaq ,Ururada Hooyooyinka ,iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Ujeedka munaasabadan ayaa ahaa sidii faham buuxa haweenka looga siin lahaa muhiimada Naas-nuujinta ay u leedahay ubadka iyadoona intii ay socotay munaasabada Dabbaal-dagga Asbuuca Naasnuujinta haweenkii ka soo qayb galay ay ka heleen aqoon kororsi ah in hooyada naaska nuujisa ilmaheeda marka uu dhasho ilaa laba sano uu ka caafimaad badan yahay ilmaha aan naaska lanuujin

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan Caabudwaaq kasoodiray

sorda

sorda

sorda

sorda

sorda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.