Akhriso:Wasiirada iyo Xildhibaanada dagan Madaxtooyada oo lagu amray inay u guuraan Xaafadaha kala duwan ee Muqdisho

Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa soo saaray amar lagu farayo Dhamaan Mas’uuliyiinta deggan Madaxtooyada Soomaaliya in ay kaga guuraan sida ugu dhaqsiyaha badan una guuran xaafadaha gobolka Banaadir, Masauuliyiintaa ayaa lasiiyey mudo 14 Cesho ah iny uga guuraan xarunta madaxtooyada soomaliya.

Hoos ka aqriso warqadda.
madax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.