Daawo:Wasiirka Cadalada Soomaliya oo booqaday Xabsi wayn oo Laga dhisaayo Xarunta Asluubta

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxay kormeer ku tageen Xarunta Ciidanka Asluubta ee km7 halkaas oo uu ka socdo dhismo dib u dhis loogu sameynayo Xarunta Taliska ee Ciidanka Asluubta, iyadoo sidoo kalena uu ka socdo dhismaha Xabsi weyn kaas oo ka agdhow Xarunta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.