Daawo:Maxakamada Gaalkacyo ayaa Xukun isugu Jira Xarig,Jeedal iyo Ganaax Mehereed ku riday Dhalinyaro Gabar Kufsaday

kufi

Maxkamada shareecada Islmaanka Degmada Gaalkacyo ayaa xukun kuriday dhalinyaro kufsi ugaystay Gabarm Maxkamada aya labo dhalinyaro ah ku riday xukuno kala duwam oo isugu jira 100 Jeedeel,Meher dhan 22 Ari iyo labo sano xariga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.