Wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo dowla uk oo gaaray Baydhabo

qaramada

Wafdi uu hogaaminayo Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga iyo saraakiil kale oo katirsan ciidamada Uk ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, halkaasi oo uu kulan kula qaatay Ku-simaha Madahaweynaha Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi iyo Wasiirada Wasaaradaha Magacaaban ee Amniga iyo Qorsheynta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.