Daawo:Shiiq Baaruud oo Raashin ku wareejiyey Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland Darwiish

drwiish

Gudoomiyaha abaaraha Soomaliya Sheekh Nuur Baaruud Gurxan iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa waxay soo gaareen magaalda Kismaayo waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey wsiirka wasaarada arimaha Gudaha Jubbaland ahna Gudoomiyaha Gurmadka abaaraha Jubbaland Maxamed warsame Darwiish.

Gudoomiyaha abaaraha heer qaran aya booqday Dekada Kismaayo halkaas oo Markab raashiina ah ku wareejiyeen Wasiir Darwiish, Shiiq Baaruud ayaa uga digay in ladhunsado Mucawimadaan, Buslahada Jubbaland ayaa horey igu eedeysey in maamulka jubbaland hdunsadey mucaawimo badan oo isugu jirta Raashin iyo lacag.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.