Madaxweynaha Soomaliya oo maanta booqday Warbaahinta Qaranka ayaa Si toosana ula Hadlay Shacabka Soomaliyeed dal iyo dibad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kor meeray Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan qaybaha Warbaahinta Qaranka siada Telefishinka iyo Raadiyaha Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku ammaanay dhammaan howlwadeenada Warbaahinta Qaranka Howsha wanaagsan oo ay u haayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.