Baarlamaanka Soomliya oo Ansixiyey Xeerka Isgaarsiinta Dalka, Kasoo ka Naxsadey Shirkadaha Isgarsiinta

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay Xeerka isgaarsiinta Dalka oo maalmihii la soo dhaafay ka doodeyeen Xildhibaannada Golaha shacabka, Mudanayaasha golaha Sahacbka ayaa ansixiyay sharciga Isgaarsiinta Qaranka 158 xildhibaan ayaa ogolaatay halka 1 xildhibaan uu diiday.

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa sheegtay in xeerkan ansixintiisa kaddib ay u fududaaneyso la xisaabtanka Hay’adaha Caalamiga ah ee dhanka Isgaarsiinta iyo kuwa Internetka iyo soo celinta furaha 252 iyo calaamada internet.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.