Ciidamada Amniga ayaa Muqdisho ku qabtay Gaari Qaraxyo waday

qarax

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa goordhaweyd ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan gaari ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa, Ciidamada ayaa gaariga ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa waxa ay ku qabteen Xaafada Degmada Dayniile, waxaana Ciidamada kusoo wargaliyay dadka shacabka ah ee xaafadaas ku nool Gaariga ayaa la doonayay in la soo geliyo magaalada Muqdisho si shacabka Muqdisho loogu waxyeeleeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.