Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliland oo Ka hadlay Gacanqaadkii Loogaystey Gudoomiyaha Cusub

bashi

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomalialnd faratoon oo shir jaraa’id oo degdega qabtay kana hadlay gacan qaadkii loogeystay Gudoomiye baashe iyo wixii maanta dhacay Golaha Wakiilada Soomaliland waxuuna sheegay in golaha doorteen shir gudoon cusub Baashe Maxamed Farax loona baahan yahay in latix galiyo go’aanka doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.